Waa Maxay Cybersecurity?
Cybersecuirty Waa Nidaam Ama Hab Lagu Ilaaliyo Xogaha Computers-Ka Waxaana Laga ilaalinaya
Weerada Cyber-Ka.
Sidoo Kale Waxaa Loo Isticmaalaa in Lagu Difaaco Nidaamyada Xogta Iyo Shabakadaha
Computers-Ka Iyadoo Laga ilaalinaayo Weerarada Cyper-Ka Ee Sharcidarada Ah, Waxyaabaha
Ugu Muhiimsan Ee Larabo in La Sameeyo Markii Cyper Attack Yimaado Waa in La Falanqeeyo
Riskiga, Qorshaynta Iyo in La Qaado Tallabo Lagu Ilaalinayo Xogta.
Qofka Cybersecurity Expert Bishii Waxaa Lagu Qiyaasaa in Mushahar Ahaan Uqaato $10700
Shirikaadka Qaybtoodna Waxay Bixiyaan intaas inkabadan.
Xagee Kabaran Karaa Cybersecurity?
Waxaan Jira Coursooyin Jaamacadaha Dalku Bixyaan Laakiin iminka inagu Waxaanu Halkan Kusoo
Gudbinaynaa Websites-Ka Onlineka Ee Laga Barto Cybersecurity-Ga
Coursera– Waa Website Bixaya Koorsooyin Bilaash Oo Kusaabsan Cybersecurity-Ga
Udemy– Waa Website-Kaan Waxaa Lagu Bixiyaa Korsooyin Online Ah Waxaana Bixiya
Xirfadlayaal Takhasus Uleh Koorsada Ay Bixinayaan Waxaana Kahelaysaa Koorsada
Cybersecurity-Ga.
Khan Academy– Waa Website Bixiya Koorsooyin Online Ah Waxaana Kahelaya Koorsoonyin
Badan Oo Kusaabsan International Technology (IT) Waxaana Sidoo Kale Ku Jira Cybersecurity.
NB: Waxaa Jira Shahaadooyin Ku Saabsan Cybersecurity-ga Oo Aad Diyaarin kartid Si Aad Aqoon Dheeri
Ah U Heshid Waxaana Kamid Ah CEH (Certified Ethical Hacker), CISSP (Certified information System
Security Professional), iyo SSCP (System Security Certified Practitioner)
I lake security
Waxaan doo nayaa imaad ku ilaaliyo xog
Waxan rabaa Inaan Barto
I like cyber security
I like cyber security
J’insère
Asc walalayaal waxaan filaa in la isoodhaweyn doono
Hacking
Waan isku dayaa
[…] jira dhowr sababood oo loogu malayn karo inuu scam yahay ama inusan run […]
i lake certified Ethical Hacker
i lake certified Ethical Hacker