Marka Hore Waa Maxay Website?
Website Waa Bogag Isku Xiran Kuwaas Oo Wadaaga Hal Magac (Domain)
Waamaxay Luuqadaha Laga Sameeyo Websiteka?
Website Waxaa Laga Sameeyaa Luuqado Kala Duwan Waxaa Kamid Html, Css, Javascript
Kuwaasoo Ah Luuqado Ugu Muhuum Ah Ee Loo Adeegsado “Web Development” Waana
Luuqadaha Ugu Badan Ee Websiteyada Lagu Dhiso, Luuqadahaan Waxaa Loo Isticmaalaa
Qaabaynta, Isku Xirka Bogaga Iyo Nashqadaynta Websiteka.
Xagee Ka Baran Karaa Luuqadaha Lagu Dhiso Websiteyada?
Waxaa Jira Website-Yo Badan Oo Aad Kabaran Kartid Luqadaha Lagu Dhiso Website-Yada
Waxaana Kamid Ah.
W3 Schools.Com: Waa Mid Kamida Website-Yada Ugu Caansan Ee Bixiya Web Development,
Wuxuuna Bixiyaa Free Courses Sidoo Kale Shahaado Web Development Ku Saabsan Waad Ka
Diyaarin Kartaa.
Youtube.Com: Youtube Waa Mareeg Aad Kaheli Kartid Web Development Videos, Waxaan
Kujira Kumaan Videos Oo Ku Saabsan Sida Website Loo Dhiso Adigoo Ku Helaya Luuqad
Waliba Aad Ubaahatid.
Khan Academy.Org: Waa Mareeg Laga Leeyahay Wadan Maraykanka Waxaan La’aasaasay
2006 Waxay Bixisaa Courses Free Ah Oo Ka Mid Tahay Web Development (Dhisida Websiteyada).
Gunaanad
Hadii Aad Ubaahantahay Inaad Noqotid Qof Web Developer Ah Waxaa Muhiim Ah Wakhti
Iyo Dadaalba Inaad Galisid Sidii Aad U Baran Lahay Dhisida Website-Yada, Markii Aad
Fahantidna Waa Inaad Practical Badan Ku Samaysid Iskuna Day Inaad Website Dhisi Kartid,
Markastana Allah “Swt” Kaasho.
Wabilaahi Tawfiiq,
Lebanon
Waxaan rabaa inaa wepsey sameeyo
Waxaan rabaa in website lay sameyo
Anaa kuu samaynaaya diyaar
Waa rabaa
Sax
Waxan doonayaa in website samsysto
waxan doonaa in wabsite samaysto
Ok
Good
Wxn rbaa ina brto web development in